Thursday, October 22, 2020
Home > Home

Science & Tech

General Science & Tech

Sii Hayaha Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS Oo Gaarya Magaalada Baydhabo

General Science & Tech

Naxashyo duugnaa 2,500 oo sano oo haatan dib loo soo saaray

Ilaa 27 naxash ah oo duugnaa in ka badan 2,500 oo sano ayaa waxaa dib usoo saaray khuburro u dhashay Masar. Waxaana naxashyadan lagu arkay goob taariikhii ah oo muqaddas ah ku taalla deegaanka Saqqara oo dhaca koonfurta magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Waxaana horraantii bishan la soo saaray 14 kamid ah naxashyadaas halka 14-ka […]

General Science & Tech

Wasiir Goodax Oo Kulan La Qaatay Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka

Siihayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Maanta oo Axad ah kulan gaar ah la qaatay Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka. Kulanka dhexmaray Wasiir Goodax Barre iyo Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka ayaa waxaa looga hadlay dib-u-eegista iyo horumarinta waxbarashada iyo in ay ka qeyb-qaataan dadaallada ay Wasaaraddu ku tayeyneyso waxbarashada dalka. Warar la […]

General Science & Tech

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Natiijada Imtixaanaadka dugsiyada sare ee dalka

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dawladda Soomaaliya ayaa maanta oo taariikhdu ay ku beegan tahay 06-September-2020 waxa ay ku dhawaaqday, Natiijada imtixanadka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2019/2020. Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan, ay imtaaxaanaadka dugsiyada sare ee sdalku ay u fariisteen […]

Health

Jabuuti oo xirtay xudduudaheeda kaddib markii uu “ku soo labo kacleeyay coronavirus”

Dowladda Jabuuti ayaa mar kale xirtay xudduudaheeda kaddib markii uunsoo laba kacleeyey fayraska Karoona oo maalmihii la soo dhafay kiisas badan laga diiwaan geliyey dalkaasi. War ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jabuuti ayaa lagu sheegay in xadduudaha dhanka dhulka la xirayo muddo 15 maalmood ah, si loo xakameeyo faafitaanka fayraska. Jabuuti waxay ka mid ahayd […]

Donald Trump oo Cisbitaalka laga saaray

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray inuu ka baxay isbitaalka oo uu dib ugu laabtay Aqalka Cad. Ku dhawaaqidiisu waxay timid waxyar uun ka hor shir jaraa’id oo uu la yeelanayo dhakhaatiirtiisa. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay aad uga wanaagsantahay sidii u ahaa labaatan sano kahor. Mr Trump […]

Donald Trump oo soo duubay muuqaal uu uga hadlayo xaaladdiisa caafimaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo duubay muuqaal uu uga hadlayo xaaladdiisa caafimaad, isagoo ku jira isbitaalka Walter Reed oo la seexiyey, kadib markii laga helay cudurka Coronavirus. Trump ayaa shacabka Mareykanka u xaqiijiyey inuu kasoo raynayo tan iyo markii isbitaalka la seexiyey, uuna dhowaan kusoo laaban doono ololaha doorashada. “Waxaan imid halkan ayada oo […]

Business

Business General

Faahfaahino ka soo baxaya gadiid xamuul ah oo lagu gubay Sh/Hoose

Business General

Doonyo iyo Maraakiib aad u badan oo maanta ku xayiran dekedda Boosaaso

Wararka aan saakay ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xeebta Boosaaso ay ku xayiran-yihiin doonyo iyo maraakiib sida shixnado ganacsi.  Doonyo iyo maraakiib ku xayiran xeebta Boosaaso ayaa u raran ganacsato Soomaaliyeed.Waxayna ka soo shiraacdeen qaar ka mkd ah dalalka Carabta, gaar ahaan Cummaan iyo Imaraadiga Carabta. Sababta ka dambeysa […]

Business General Somali News

Abiy Axmed oo soo bandhigay qorshaha ay Itoobiya u sameysaneyso lacag cusub

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga hadlay lacag cusub oo Itoobiya ay sameyneyso. Abiy Axmed ayaa sheegay in lagacta cusub looga baaqsan doono howlaha sharci-darrada ah iyo musuq maasuq uu sheegay in hadda uu ka jiro Itoobiya. Naqshadda cusub ee lacagaha ayaa kala ah, 10, 50 iyo 100 […]

Business General Somali News

Turkiga oo dib u celiyay Markabka sahanka ah Oruc Reis

Markabka sahanka ah Oruc Reis ee uu Turkigu leeyahay ayaa maalintii shalay aheyd ku laabtay biyaha u dhaw gobolka koonfureed ee Antalya, waana tallaabo dejin karta xiisadaha u dhexeeya Ankara iyo Athens ee ku saabsan kheyraadka dabiiciga ah ee badda. Dalalka Turkey iyo  Greece oo labaduba ka tirsan isbaheysiga NATO ayaa ku muransan qalfoof-badeedka iyo […]

Business General

Qurba-joogta Jabuuti oo mashaariic horumarineed ka fulinaysa dalkooda

Maal-qabeenada reer Jabuuti ee mudada dheer ku noolaa qurbaha ayaa haatan dalkooda dib ugu soo laabanaya, islamarkaana maalgashi baaxad leh ku samaynayaYaasiin Cawleed Faarax oo muddo dheer ku noolaa dalka Canada ayaa mashruuc baaxad leh oo dhismaha guryaha ah ka hirgaliyey deegaanka Lagaara oo 4-km u jira caasimadda Jabuuti, halkaas oo uu ka dhisay ilaa […]