Khasaaro Ka Dhashay Qarax Lala Eegtay Kolonyo Ay La Socdeen Ciidanka Kenya

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Kenya oo qarax xoogan saacadihii lasoo dhaafay lagu eegtay meel aan sidaas uga fogeyn xuduudka Soomaaliya iyo Kenya. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa Kolonyada Ciidamada Kenya lala eegtay, xili ay socdaal ku marayeen […]

Continue Reading

Armenia oo qiratay jabkii ka soo gaaray dagaalkii ay la gashay Azerbaijan

Dowladda Armenia ayaa waxa ay soo tabisay in dagaalkii lixda todobaad socday ee ay sanadkii hore la gashay Azerbaijan ay uga dhinteen dad ka badan kuwii markii hore ay qiratay. Wasaaradda caafimaadka ee Armenia ayaa sheegtay inay baaritaan caafimaad ku samaysay in ka badan 3300 oo mayd oo laga keenay jiidda ay ka socotay colaadda […]

Continue Reading

Turkiga oo cambaareeyey xiriirka Israel iyo Carabta

Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay heshiiska Baxreyn iyo Isreal wada gaareen, waxaana wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda Ankara ay sheegtay in heshiiskan uu dhibaato weyn ku yahay qadiyadda Falastiin. “Waa talaabo kale oo Isreal ku dhiirigelinaysa in ay sii waddo ficillada sharci darrada ah ee ka dhanka ah Falastiin, waana arrin ka dhigaysa dhulka Isreal gumeysiga ku […]

Continue Reading

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo kula qaatay Wasiiro iyo Saraakiil dalka Jabuuti

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan ku sugnaa dalka Jabuuti ayaa xalay kulan la qaatay wasiirro iyo taliyaasha ciidamada dowladda Jabuuti. Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray amniga iyo sidii ciidamada  Jabuuti ee Hiil-walaal iyo kuwa Galmudug iskaga kaashan lahaayeen howlgallada Al-Shabaab looga saarayo qeybaha ay […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo, Axmed Madoobe Iyo Deni Oo Kulan Gaar Ah Yeelanaya

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa in kulan saddex Geesood ah uu uga furmayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Kulan oo ah jmid hordhac u ah Shirka ay yeelanayan Madaxda ayaa waxaa looga hadli doonaa sidii xal looga gaari lahaa Khilaafyada muddooyinkii dambe […]

Continue Reading