Sii Hayaha Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS Oo Gaarya Magaalada Baydhabo

Sii Hayaha wasiiru-dowladda wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdullee Jaabiri iyo xubno uu hogaaminayay ayaa goor dhaw gaaraya magaalada baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koofur Galbeed. Masuuliyiinta waxaa garoonka diyaaradaha shaati gaduud ee magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay masuuliyiin uu hor kacayay wasiirka waxbarashada dowlad goboleedka koofur galbeed iyo xubno […]

Continue Reading

Naxashyo duugnaa 2,500 oo sano oo haatan dib loo soo saaray

Ilaa 27 naxash ah oo duugnaa in ka badan 2,500 oo sano ayaa waxaa dib usoo saaray khuburro u dhashay Masar. Waxaana naxashyadan lagu arkay goob taariikhii ah oo muqaddas ah ku taalla deegaanka Saqqara oo dhaca koonfurta magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Waxaana horraantii bishan la soo saaray 14 kamid ah naxashyadaas halka 14-ka […]

Continue Reading

Wasiir Goodax Oo Kulan La Qaatay Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka

Siihayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Maanta oo Axad ah kulan gaar ah la qaatay Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka. Kulanka dhexmaray Wasiir Goodax Barre iyo Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka ayaa waxaa looga hadlay dib-u-eegista iyo horumarinta waxbarashada iyo in ay ka qeyb-qaataan dadaallada ay Wasaaraddu ku tayeyneyso waxbarashada dalka. Warar la […]

Continue Reading

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Natiijada Imtixaanaadka dugsiyada sare ee dalka

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dawladda Soomaaliya ayaa maanta oo taariikhdu ay ku beegan tahay 06-September-2020 waxa ay ku dhawaaqday, Natiijada imtixanadka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2019/2020. Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan, ay imtaaxaanaadka dugsiyada sare ee sdalku ay u fariisteen […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo Oo Daahfuray Manhajka Waxbarashada Qaranka Ee Dugsiga Sare

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya maxamed Cabdullaahi  Maxamed Farmaajo  ayaa Maanta Daahfuray  Manhajka Waxbarashada Qaranka ee Dugsiga Sare. Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Wabarashada ayaa goob joog ka ahaa daahfurka, waxaana manhajkaan soo diyasriyay wasaaradda waxbarashada Xukuumadda federaalkaSoomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa Wasaradda Waxbarashada  ku ammaanay dadaalka iyo sida ay usoo saareen Manhaj Mideysan oo lagu qaadan doono […]

Continue Reading

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo gaaray degmada Balcad

Wafdi uu hogaaminayo sii hayah wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa saakay ka amba baxay magaalada Muqdisho iyagoo gaaray magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, si uu usoo dhagax dhigo dugsi sare oo qeyb ka ah mashruuca horu-marinta waxbarashada dalka kaasi oo la gaarsiinayo guud ahaan gobolada dalka. Wafdigaan waxaa qeyb-ka ah guddoomiyaha gobolka Shabeelaha […]

Continue Reading

Wasiir Goodax oo sheegay in dhawaan la shaacin doono natiijada imtixaanka dugsiyada sare

Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha  ee Wasiirka iyo ardyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in bilaawga todobaadka soo socdo ay shaacin doonaan natiijada rasmiga ah ee imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare ee dalka ,waxuuna uu sidoo kale sheegay inuu imtixaanka ka duwanaa kuwii hore ee u soo […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya Oo Shaacisay Nidaam Waxbarasho Oo Dadka Waa Weyn Loogu Tala Galay

Siihayaha Wasiirka waxbarashada Xuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in dhawaan ay dowladdu shaacin doonto Natiijada Imtixaanaadkii ay qaadday wasaaraddu. Goodax Barre oo ka hadlayay kulan uu la yeeshay ardayda waxkabarata Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan ay shaacin doonaan natiijada imtixaanka oo u muuqda mid soo daahay, […]

Continue Reading

Arday ka gashay kaalimaha hore Imtixaankii Dugsiga dhexe ee Bakool oo la abaalmariyay

Xildhibaanno ka tirsan dowlad goboleedka Koofur galbeed iyo maamulka gobolka Bakool ayaa ka qeyb galay xaflad lagu  dhiirri galinayay 10-ka arday ee ugu sarreysa natiijada imtixaanka fasalka 8 -aad  ee dugsiga dhexe, kaas oo ay qaaday wasaaradda waxbarashada Koofur galbeed. Munaasabadda oo lagu qabtay magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxaa lagu boggaadiyay guusha […]

Continue Reading

Xiisadda u dhaxeysa Turkiga iyo Gariiga oo cirka isku shareertay

Xukuumadda Gariiga ayaa ugu baaqday Turkiga in uu dib ugala baxo Markab ka soo ambabaxay dekad ku taalla Turkiga kaasi oo sahan qodid shidaal ka samayn doona bariga badda Mediterranean-ka. Xiisadda u dhaxeysa labada dhinac ayaa marar badan sare u kacday, balse murankan imika ku saabsan keydka Gaaska ee badda ceegaga ayaa laga cabsi qabaa […]

Continue Reading