Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa saxiixay qandaraas cusub oo seddex sano ah.

Ole Gunnar Solskjaer ayaa hal sano uga hartay qandaraaskiisii ​​hore ee Manchester United laakiin wuxuu haatan heystaa ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka 2023-24. Tababaraha ayaa xilli ciyaareedkii la soo dhaafay kooxdiisa u suuragaliyay in ay horyaalka ku dhameeysato kaalinta labaad ee kala sareynta, halka uu gaaray finaalaha koobka labaad ee Yurub ugu weyb ee Europa League. […]

Continue Reading

Ciyaaryahan sarqaawi “waligeey waxaan ahaan doonaa cayaaryahan Galmudug”

Ciyaaryahanka kooxda Kubbadda cagta Galmudug Maxamed Maxamuud Sarqaawi ayaa sheegay in uu ku faraxsanahay horomarka uu ka sameeyay kubbadda cagta iyo heerka uu la gaaray kooxdiisa Galmudug ee kaalinta labaad ka gashay tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,wuxuuna intaa ku daray in uu waligiisa ahaan doono xidigaha ka tirsan Galmudug. “Waligay waxaan ahaan doonaan ciyaaryahan Galmudug,waxaana hadii […]

Continue Reading

Macallin Aweys Aar “Som United Waxaan Ugu Mahadcelinaynaa Garab Istaagooda Wanaagsan ”

Kooxda Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa maaliyadaha lagu sameeyo tababarka ku wareejisay Akadeemiyada Itaal FC ee ka dhisan magaalada Muqdisho,mana ah markii kowaad ay Som United qalab isboorti ku wareejiso da’yarta Itaal FC,waxayna madaxda Som United balanqaadeen in ay garab istaagayaan horomarka dhallinyarada Itaal FC. Maamulaha ahna aas aasaha Akadeemiyada Itaal FC Aweys Xaaji […]

Continue Reading

Isku aadka Quarter-Final ka Europa League oo la xaqiijiyay

Waxaa laga yaabaa inay bilaabatay sanad ka hor, laakiin tartanka 2019/20 Europa League wali xoog ayuu u socdaa. Ma ahan kaliya sababta waa tartan aad u dheer, laakiin duruufaha ayaa ah kuwa aan ku qasbanahay inaan waqti yar ka sugno ciyaaraha kubbada cagta Yurub waqtigaan. Dhacdo layaableh, wareega 16ka ayaa hada inaga dhamaaday, iyadoo sideed […]

Continue Reading

Kooxda Inter ayaa xaqiijisay saxiixa weeraryahanka Manchester United Alexis Sanchez

Sanchez ayaa qalinka ku duugay heshiis seddex sano ah oo uu la joogayo kooxda Serie A ka dib amaah xilli ciyaareed ah oo uu ku qaatay kooxda Antonio Conte. 31 jirka reer Chile ayaa United kaga soo biiray Premier League kooxda ay xafiiltamaan ee Arsenal 2018, laakiin waxa uu ku guuldareystay inuu muujiyo waxa uu […]

Continue Reading

Liverpool oo xalay hanatay koobka horyaalka Ingiriiska 30 sano kadib

Kooxda Liverpool ayaa xalay mudo 30 sano kadib ah lagudoon siiyay koobkeedii ugu horeeyay ee horyaalka Ingiriiska kadib kulan ay garoonkeeda kula yeelatay kooxda Chelsea.  Liverpool ayaa kulankii xalay 5-3 kaga badisay kooxda ay sida wayn u xifaaltamaan ee Chelsea.  Liverpool ayaa xaqiijisay in ay ku guuleesay horyaalka 25’kii bishii hore ee June iyadoona ugu […]

Continue Reading

Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleysatay horyaalkeedii 34aad ee LaLiga

Waa markii 34-aad ee taariikhdooda qaaliga ah, Real Madrid ayaa ah horyaalnimada LaLiga. Real Madrid ayaa loo caleemo saaray horyaalnimada LaLiga markii 34aad iyadoo kulan ay u harsan tahay ka dib markii ay khamiistii ku garaaceen Villarreal 2-1. Guushii Los Blancos ee Estadio Alfredo Di Stefano ee ka dhacday xaruntooda tababarka ee Valdebebas ayaa la […]

Continue Reading

Manchester City ayaa ciyaari doonta Champions League xilli ciyaareedka soo socda ka dib markii laga noqday ganaaxii saarnaa

Manchester City ayaa ciyaari doonta Champions League xilli ciyaareedka soo socda ka dib markii Maxkamadda Xalinta Khilaafaadka Sport (CAS) ay ka laabatay ganaax labo sano ah oo ay kooxda ka saartay kubada cagta Yurub. City ayaa waxaa ganaaxay guddiga maareynta dhaqaalaha ee kooxda UEFA bishii Febraayo ka dib markii ay “ku xadgudbeen” sharciga rukhsadda naadiyada […]

Continue Reading

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah Xarigga uga jaray Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo dib u dhis lagu sameeyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xariga ka jaray garoonka ciyaaraha ee Muqdisho, Studium,kadib markii la soo geba beeyey dib u dhis ballaaran oo lagu sameeyey garoonkaasi oo uu saameeyey burburkii dalka muddo ku dhow 3o sano. Munaasabadda furitaanka garoonak waxaa ku wehliyay madaxweynaha mas’uuliyiin isugu jira raiisul wasaare kuxigeenka dalka,wasiiro xildhibanno […]

Continue Reading

Manchester City oo kooxda Liverpool salaan sharafeed ku siin doonta Etihad Stadium

Tabobaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa sheegay in ciyaartoyga kooxdiisu salaan sharafeed ku siin doonaan garoonka Etihad Stadium maalinta Khamiista ah naadiga Liverpool ee ku guulaystay horyaalka Ingiriiska. Waxay noqon doontaa ciyaartii ugu horraysay ee Liverpool lagu siiyo salaan sharafeedkaa muddo 30 sano ah oo ay sugaysay koobka horyaalka Ingiriiska oo ay ku hanatay natiijada […]

Continue Reading