Xasan Sheekh oo shaaciyay in la xir-xiray saraakiil kadib markii ay gaysteen

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa maanta booqasho ku tegay xerada ay ku jiraan ciidamada Guutada Cali binu Abiidaalib. Madaxweynaha ayaa khudad dheer u jeediyay ciidamadaas oo loo diyaariyay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isaga oo sheegay in laga rabo inay dalkooda xoreeyaan. Xasan Sheekh […]

Continue Reading

Madax weyne Xasan sheekh maxamuud oo Xawaadle ‘ka diiday’ qorshahooda iyo kulamadii oo lagu kala tegay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii labaad kulamo ka wada magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana kulamadaas ka soo baxaya xogo muujinaya in la isku fahmi waayey. Nabadoon Cabdi Gardheere oo ka mid ah waxgaradka beesha Xawaadle ayaa sheegay in seddax fadhi ay ku kala tageen Madaxweynaha, isla markaana uu ka diiday waxyaabihii ay […]

Continue Reading

Madaxweynaha DFS oo gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Dowladda Federaalka soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Wafdiga Madaxweynaha oo diyaarad helicopter ah ka raacay Magaalada Dhuusamareeb ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay degmadaasi. Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne xasan sheekh maxamuud uu halkaasi kulamo kula leeyahay Saraakiisa Ciidamada, siyaasiyiinta deegaanka iyo […]

Continue Reading

Jubaland oo soo gabo gabaysay wejigii koowaad ee doorashada kuraasta Aqalka Sare

Dowlad goboleedka Jubbalanda ayaa maanta magaalada Kismaayo kusoo gabagabeesay wejigii koowaad ee doorashada kuraasta aqalka sare ee baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Gudoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland mudane, Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay natiijada afarta Senator ee maannta doorashooda ku guuleestay. kuwaas oo kala ah: 1 :Senator Iftin Xasan Baasto 2: Senator Ilyaas Baddal Gaboose […]

Continue Reading

R/Wasaare Rooble oo ka hadlay shirka Calaamiga waxbarashada London “SAWIRO”

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo qeyb ka ah madaxda Caasimada london ee dalka Ingiriiska ugu  qeyb galaya shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb galay falanqeyn ku saabsan waxbarashada, kaas ay ku wehlinayeen madaxweynayaasha Seralione iyo Niger. Sidookale Ra”iisul wasaare Rooble oo halkaa ka hadlay ayaa nasiib darro ku tilmaamay, in […]

Continue Reading

Ilyaas Badal Gaboose oo noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee maanta lagu doortay Kismaayo

Kadib doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland, taas oo ay goob-joog ka ahaayeen guddiga doorashooyinka, guddiga xalinta khilafaadka doorashooyinka heer federaal iyo xildhibaannada Jubbland ayaa lagu doortay Ilyaas Badal Gaboose. Ilyaas Badal Gaboose ayaa noqday senatarkii ugu horeeyay oo la doorta isagoo heley 55 cod halka […]

Continue Reading

Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay Guddiga doorashada Dadban?

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay kulan la qaatay guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer federaal iyo guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Jubbaland. Xubnaha guddiga labada heer iyo madaxweynaha ayaa isdhaafsaday talooyin ku qotoma geeddi socodka doorashada, iyo diyaar garowga qabashada doorashada Aqalka Sare Madaxwaynaha ayaa bogaadiyay howlaha shaqo ee ay hayaan guddiga […]

Continue Reading

Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa codsaday dib u soo celinta Qaadkii ay keeni jireen Soomaaliya

Ganacsatada Qaadka ee Meru ayaa waxaa ay saxiixeen Qoraal Codsi oo ay Xildhibaanadda Barlamaanka Kenya kaga codsadeen inay Wasiiradda Xukuumadu ku booriyaan inay u ololeeyaan sidii loo soo celin lahaa Suuqii ay ku lahaayeen gudaha Somalia. Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa waxay ugu baaqeen  Xildhibaanada inay  kala xaajoodaan Saraakiisha Wasaaradaha Beeraha, Ganacsiga, Wershadaha, Arrimaha Gudaha iyo Dibedda, […]

Continue Reading

Faah Faahin Kasoo Baxeysa Dagaal Culus Oo Ka Socda Dowlad Deegaanka Soomaalida

Dagaal ayaa hadda ka socdaa duleedka magaalada Garba Ciise kaas oo u dheexeeyo Soomaalida iyo Canfarta, sida ay BBC u sheegeen dad goob joogayaal oo ku sugan aagga uu dagaalka ka socda. Wararka waxay intaa ku darayaan in dagaalkan uu u dhexeeyo xoolo dhaqatada soomaalida ah iyo maleeshiyaad ka soo jeedo deegaanka Canfarta. Ilaa hadda […]

Continue Reading

RW Rooble Iyo M/Goboleedyada Oo Kulan Ka Yeeshay Khilaafka Arrinta Somaliland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada ayaa xalay khadka ZOOM-ka kulan gaar ah ku yeeshay. Inta uu socday kulanka Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda maamulada ayaa waxaa looga hadlay dardar-gelinta doorashooyinka la filayo inay dalka ka bilowdan iyo arrinta Somaliland oo khilaaf xoogan uu ka taagan yahay. […]

Continue Reading