Jabuuti oo xirtay xudduudaheeda kaddib markii uu “ku soo labo kacleeyay coronavirus”

Dowladda Jabuuti ayaa mar kale xirtay xudduudaheeda kaddib markii uunsoo laba kacleeyey fayraska Karoona oo maalmihii la soo dhafay kiisas badan laga diiwaan geliyey dalkaasi. War ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jabuuti ayaa lagu sheegay in xadduudaha dhanka dhulka la xirayo muddo 15 maalmood ah, si loo xakameeyo faafitaanka fayraska. Jabuuti waxay ka mid ahayd […]

Continue Reading

Donald Trump oo Cisbitaalka laga saaray

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray inuu ka baxay isbitaalka oo uu dib ugu laabtay Aqalka Cad. Ku dhawaaqidiisu waxay timid waxyar uun ka hor shir jaraa’id oo uu la yeelanayo dhakhaatiirtiisa. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay aad uga wanaagsantahay sidii u ahaa labaatan sano kahor. Mr Trump […]

Continue Reading

Donald Trump oo soo duubay muuqaal uu uga hadlayo xaaladdiisa caafimaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo duubay muuqaal uu uga hadlayo xaaladdiisa caafimaad, isagoo ku jira isbitaalka Walter Reed oo la seexiyey, kadib markii laga helay cudurka Coronavirus. Trump ayaa shacabka Mareykanka u xaqiijiyey inuu kasoo raynayo tan iyo markii isbitaalka la seexiyey, uuna dhowaan kusoo laaban doono ololaha doorashada. “Waxaan imid halkan ayada oo […]

Continue Reading

WHO oo war ka soo saartay xanuunka la soo dersay madaxweyne Trump

Agaasimaha guud ee Hay`adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO), Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa bartiisa Twitterka ku soo qoray qoraal uu caafimaad degdeg ah ugu rajeynayo Madaxweyne Trump iyo marwada koowaad. Trump, waxaa laga yaabaa inaad xusuusataan, wuxuu si joogto ah WHO ugu cambaareyn jiray sida ay u xakameysay xanuunka safmarka ah. Horraantii sanadkan, wuxuu ku dhawaaqay […]

Continue Reading

Madaxweyne Trump oo loo qaaday cisbitaalka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa cisbitaal oo qaaday wax ka yar 24 saacadood kadib markii laga helay cudurka coronavirus. Aqalka Cad ayaa sheegay in go’aanka loogu qaadayo Xarunta Caafimaadka Milatariga ee Walter Reed “laga qaatay” taxaddar fara badan “. Mr Trump – oo qandho qabay – ayaa sheegay subaxnimadii hore ee Jimcaha isaga iyo marwada […]

Continue Reading

Wasaaradda Caafimaadka Oo Maalmo Kadib War Ka soo Saartay Kufsiga Iyo Dilkii Xamdi

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maalmo kadib Maanta ka hadashay kufsigii iyo dilkii Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax Jimcihii lasoo dhaafay loogu geystay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, kadibna dabaq laga soo tuuray. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa si kulul loogu Cambaareeyay falkii foosha xumaa ee lagula kacay Xamadi Maxamed oo aheyd gabar 19 […]

Continue Reading

Tijaabada tallaalkii Coronavirus ee la hakiyey oo dib loo bilaabayo

Tijaabada tallaalka cudurka Covid-19 ee ay soo wada saareen shirkadda AstraZeneca iyo Jaamacadda Oxford ayaa dib loo bilaabi doonaa muddo yar un kadib markii la hakiyey sababtuna ahayd saamayn taban oo uu ku yeeshay qof bukaan ah oo lagu muday dalka Ingiriiska. Salaasadii ayaa shirkadda AstraZeneca sheegtay in daraasaadkii lagu waday tallaalkaa la hakinayo inta […]

Continue Reading

Tallaalkii Cudurka Coronavirus Oo Hakad La Galiyay Iyo Sababta Keentay

Tijaabo lagu sameeynayay talaalka feyriska Corona ayaa la hakiyay guud ahaan caalamka ka dib markii dadka sida mutadawacnimada ah loogu tijaabiyay dalka UK uu jirkooda uga falceliyay si ka duwan sidii la rabay. Waa markii labaad oo hakad la galinayo talaalka ay iska kaashanayaan jaamacadda Oxford iyo shirkadda AstraZeneca, waxaana ku xanuunsaday dad lagu tijaabiyay. […]

Continue Reading

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka la musuqay kharashkii la dagaalanka COVID-19

Dalalka Kenya, Zimbabwe, Uganda, Soomaaliya iyo Nigeria ayaa lagu tilmaamay inay safka hore uga jiraan kiisaska musuq maasuq ah ee lagu sameeyey kharashkii loogu tala galay la dagaalanka cudurka Coronavirus oo caalamka ku baahay. Agaasimaha guud ee ururka caafimaadka Adduunka (WHO) Tedros Adhanom ayaa la simay musuq maasuqa qalabka badqabka shaqaalaha caafimaadka inuu lamid yahay […]

Continue Reading

Wasaaradda Caafimaadka oo Maanta Shaacisay Kiisas Cusub oo Cudurka COVID-19 ah

Siihayaha Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 159 qof oo cusub,  taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa 2,738. Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 52 xaalado cusub oo […]

Continue Reading