In ku dhow nus milyan qof oo ku barakacay fatahaadda webiga Shabeelle

Warbixin ay soo saartay hey’adda Isku dubaridka Arimaha Gargaarka Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa lagu sheegay in afartii billood ee ugu dambeysay ay fatahaadaha iyo daadadka jira ay sal kiciyeen dad gaaraya illaa sadex boqol afartan iyo koow kun siddeed boqol siddeetan iyo afar ruux 341,884, guud ahaan Soomaaliya . Hey’adda, ayaa sheegtay in Soomaaliya ay wajaheyso raashsiin yari ba’an […]

Continue Reading

Madaxwayne Trump oo dib ugu soo laabtay ololihiisa doorashada

Madaxwaynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa dib ugusoo laabtay olilihiisa doorashada kadib labo todobaad markii laga helay xanuunka Covid-19. Trump ayaa kumanaan ruux kula hadlay gobolka Florida, oo kamid ah meelaha sida wayn loogu tartamayo. Madaxwaynaha iyo ninka aya sida wayn isku hayaan ee Joe Biden ayaa sadax todobaad kadib isku wajihi doona doorashada dalkaasi […]

Continue Reading

DFS oo dhagaxaanta ka qaaday qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay xalay magaalada Muqdisho ay ka qaatay  qaar kamid ah  dhagaaxan ay horey ay u dhigtay wadooyinka Muqdisho, kuwaasi oo shacabka ku nool gobolka banaadir ay horay u sheeegen in ay dhib badan ku qabeen Baraha kontoroolada ee dhagaxdan laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah  Isgosyada Sanco, Siinay, Seybiyaano ,Tarbuunka […]

Continue Reading

Kenya oo shaacisay shuruudaha ay ciidamadeeda uga saareyso Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Kenya, Monica Juma, oo wareysi siisay Wargeyska Nation ee saldhiggiisu yahay magaalada Nairobi, ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha ku xiran in milatariga Kenya ee ku sugan Soomaaliya laga soo saaro. Juma ayaa meesha ka saartay warar dhawaanahanba la isla dhex marayay oo ku saabsanaa in Kenya ay qorsheyneyso sidii ay ciidankeeda uga soo […]

Continue Reading

Madaxweynaha Ereteriya Oo Goordhow Gaaray Magaalada Addis Aabab

Madaxweynaha Ereteriya Asias Afwerk iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka  Itoobiya, iyagoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Madaxweyne Asias iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Bole International Airport ee Itoobiya uga hortegay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Axmed iyo  Mas’uuliyiin kale, waxaana loo galbiyay dhinaca Xarunta Madaxtooyada. Madaxweynaha Ereteriya Asias […]

Continue Reading

Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay ka bixitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya

Dowladda Kenya oo militerigeeda qaar kamid ah ay qayb ka yihiin howlgalka Midoowga Africa ee AMISOM ayaa markale u muuqata in ay si maldahan ay usoo bandhigtay, in ciidamadeeda  kusii sugnaan doonaan gudaha dalka soomaaliya. Dowladda Ingariiska oo ka caabinaysa militeriga Kenya  dar dar gelinta  howlaha ciidamadeeda ay ka wadaan gudaha  Soomaaliya ayaa iminka waxaa […]

Continue Reading

Agaasimaha IMF oo sheegtay in Afrika laga caawiyo dhaqaale xumada uu sababay COVID19

Agaasimaha IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in adduunka waajib ku tahay in uu caawiyo Afrika sida dhibaatadan uga soo kabtaan. Afrika waxaa ay kamid tahay qaaradaha ugu saameynta yaraa feyraska corona. Baanka adduunka ayaa sheegay in 43 milyan ay hadda khatar ugu jiraan saboolnimada uu sababay safmarka feyraska corona. Saameynta dhaqaalaha waxaa ay sii jiri […]

Continue Reading

Sawirro:- DF oo ciidamadii ugu badnaa geysay xaduuda Soomaaliya iyo Kenya

Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa la geeyay degaannada xadbeenaadka Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaan degmooyinka Beled-Xaawo iyo Mandheera. Tallaabadan ayaa ku soo aaday xilli ay dhawaan dowladda Kenya ka soo yeertay farriin hanjabaad ah oo tilmaameysay inay ciidamada Kenya jawaabi doonaan hadii rabsho dambe ay ciidamada Soomaaliya xaduuda ka sameeyaan. Deegaannada […]

Continue Reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo sheegay in Madaxweynuhu hal maalin darsan karin

Khilaafka ka taagan doorashada maamulka Hirshabeelle, ayaa sii xoogaystay kaddib markii guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas, Sheekh Cismaan Barrre Maxamed, uu sheegay in doorashada ay tahay in xilligeeda ay ku dhacdo oo aan wax muddo kordhin ah loo samayn karin hay’adaha hadda jira. Maalmo uun ka hor ayaa madaxweyne Maxamed Cabdi waare, waxa uu soo saaray warqad […]

Continue Reading

Ra’iisal wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha golaha wakiilada Koofur galbeed

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Fiqi oo maalmahan socdaal ku joogay magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiintan ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka, sidii Koofur Galbeed doorka kaga aadan uga qayb qaadan lahayd inay dalka ka dhacdo doorasho hufan oo si nabadgalyo […]

Continue Reading