DEG DEG: Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xukuumadda Rooble

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw codkooda kalsoonida siiyey xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Rooble uu soo dhisay dhawaan. Ajendaha kulanka maanta ee xildhibaanada golaha shacabka ayaa ku koobnaa u codeynta kalsooni siinta xubnaha golaha wasiirrada xukuumadda Ra’iisul wasaare Rooble iyo barnaamijka xukuumadda. Ra’iisul wasaare Rooble ayaa golaha ka hor akhriyey barnaamijka […]

Continue Reading

Guddi ka socda golaha shacabka iyo mas’uuliyiinta W/waxbarashada oo maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

Xarunta Villa Hargeysa waxaa maanta kulan ku yeelanaya mas’uuliyiinta ugu sarreysa ee wasaaradda waxbarashada Soomaaliya iyo guddi xildhibaanno ah oo dhawaan loo magacaabay ka soo tala-bixinta cabashada ka taagan  imtixaankii ay sanadkan qaaday wasaaradda waxbarashada Soomaaliya. Qoraal bilowgii todobaadkan kasoo baxay guddigaas loogu yeeray wasiirkii hore ee waxbarashada Cabdullahi Goodax Barre iyo Agaasimaha guud ee […]

Continue Reading

Shir looga hadlay isku furista waddooyinka deegaannada maamulka KGS oo ka dhacay Baydhaba

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Koofur Galbeed Isaaq Cali Subag ayaa Shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga kaas oo  looga hadlay Xaaladaha Ammaan ee ka jira deegannada uu maamulo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sidoo kale waxaa looga hadlay shirkaasi , u diyaar garowga hawlgallo lagu furayo waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa deegaannada maamulkaasi, kuwaas oo […]

Continue Reading

Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Oo Dacwad Laga Gudbiyay

Haweeneeydi uu ka dhintay saxafigi la dilay Jamal Khashoggi, iyo koox u doodda xuquuqda aadanaha oo uu isaga aas-aasay ayaa Talaadadi shalay maxkamad ku taalla dalkaan Mareykanka u gudbiyay, dacwad ka dhan ah dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman. Dacwaddaan oo loo gudbiyay maxkamad rayid ah oo ku taalla magaalada Washington D.C, ayay Khadija Cengiz […]

Continue Reading

Jabuuti oo xirtay xudduudaheeda kaddib markii uu “ku soo labo kacleeyay coronavirus”

Dowladda Jabuuti ayaa mar kale xirtay xudduudaheeda kaddib markii uunsoo laba kacleeyey fayraska Karoona oo maalmihii la soo dhafay kiisas badan laga diiwaan geliyey dalkaasi. War ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jabuuti ayaa lagu sheegay in xadduudaha dhanka dhulka la xirayo muddo 15 maalmood ah, si loo xakameeyo faafitaanka fayraska. Jabuuti waxay ka mid ahayd […]

Continue Reading

In ku dhow nus milyan qof oo ku barakacay fatahaadda webiga Shabeelle

Warbixin ay soo saartay hey’adda Isku dubaridka Arimaha Gargaarka Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa lagu sheegay in afartii billood ee ugu dambeysay ay fatahaadaha iyo daadadka jira ay sal kiciyeen dad gaaraya illaa sadex boqol afartan iyo koow kun siddeed boqol siddeetan iyo afar ruux 341,884, guud ahaan Soomaaliya . Hey’adda, ayaa sheegtay in Soomaaliya ay wajaheyso raashsiin yari ba’an […]

Continue Reading

Madaxwayne Trump oo dib ugu soo laabtay ololihiisa doorashada

Madaxwaynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa dib ugusoo laabtay olilihiisa doorashada kadib labo todobaad markii laga helay xanuunka Covid-19. Trump ayaa kumanaan ruux kula hadlay gobolka Florida, oo kamid ah meelaha sida wayn loogu tartamayo. Madaxwaynaha iyo ninka aya sida wayn isku hayaan ee Joe Biden ayaa sadax todobaad kadib isku wajihi doona doorashada dalkaasi […]

Continue Reading

DFS oo dhagaxaanta ka qaaday qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay xalay magaalada Muqdisho ay ka qaatay  qaar kamid ah  dhagaaxan ay horey ay u dhigtay wadooyinka Muqdisho, kuwaasi oo shacabka ku nool gobolka banaadir ay horay u sheeegen in ay dhib badan ku qabeen Baraha kontoroolada ee dhagaxdan laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah  Isgosyada Sanco, Siinay, Seybiyaano ,Tarbuunka […]

Continue Reading

Kenya oo shaacisay shuruudaha ay ciidamadeeda uga saareyso Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Kenya, Monica Juma, oo wareysi siisay Wargeyska Nation ee saldhiggiisu yahay magaalada Nairobi, ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha ku xiran in milatariga Kenya ee ku sugan Soomaaliya laga soo saaro. Juma ayaa meesha ka saartay warar dhawaanahanba la isla dhex marayay oo ku saabsanaa in Kenya ay qorsheyneyso sidii ay ciidankeeda uga soo […]

Continue Reading

Madaxweynaha Ereteriya Oo Goordhow Gaaray Magaalada Addis Aabab

Madaxweynaha Ereteriya Asias Afwerk iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka  Itoobiya, iyagoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Madaxweyne Asias iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Bole International Airport ee Itoobiya uga hortegay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Axmed iyo  Mas’uuliyiin kale, waxaana loo galbiyay dhinaca Xarunta Madaxtooyada. Madaxweynaha Ereteriya Asias […]

Continue Reading