Haweeney uu Seygeeda Sanka Mindi uga jaray kadib markii ay guriga ka tagay ayadoo aan ka idin qaadan.

Zarka, Waa Haweeney dhibbane u noqotay Seygeeda kadib markii uu saameyey mid kamid ah Khilaafaadka qoysaska ama reerka is qaba, gaar ahaan fasax qaadashada Haweeneyda marka ay meel aadeyso. Afgaanistaan, Ragga waa ay ka gilgishaan marka ay baxdo (Meel Aado) Haweeneydu ama ay magaceedu u sheegto dhaqtarta ay u baahato in ay ugu tagno Dan […]

Continue Reading

Gabar reer Afgaanistaan ​​ah oo waalidkeeda u aargudeysa ayaa toogasho ku dishay laba ka mid ah dagaalyahanada Talibaan

Gabar reer Afgaanistaan ​​ah ayaa toogasho ku dishay laba ka mid ah dagaalyahanada Talibaanka isla markaana ay ku dhaawacday tiro intaa ka badan ayadoo adeegsaneysa AK47 kadib markii ay waalidkeed ku dileen gurigooda bannaankiis. Maleeshiyaad ku sugan bartamaha gobolka Ghor waxay weerareen guriga da ‘yarta Qamar Gul usbuucii hore iyagoo raadinaya aabaheed, oo ah madaxa […]

Continue Reading

War Bixin: Haweenka muslimka ah oo la ogaaday inay yihiin kuwa ugu nadiifsan dunida.

Naagta ninkeeda ay kala tagaan waa inay sugtaa (ugu yaraan) 3 bilood, haweeneyda ninkeeda ka dhintay waa inay sugtaa(ugu yaraan) 4 bilood iyo 10 maalmood ka hor inteysan mar kale guursan. Haddii ay uur yeelato,sugitaankeedu wuxuu soconayaa ilaa inta ilmaha ka dhalanayaan. Tani waxay ka yaabisay sayniska casriga ah oo baaritaano sameeynaayay. Waxaa ay sheegeen […]

Continue Reading

Aabe gabadhiisa oo da’yar katagay ayadoo weyn si lama filaan ah u badbaadisay

Ka dib markii wax walbo ay kaga lumeen dhibaatada Hurricane Katrina, farshaxan Matjames Metson ayaa noloshiisa caqabado badan soo wajahday, sanado badan ka dib ayuu si lama filaan ah taleefan oga yimid gabadhiisa uusan arag tan iyo markay cunug yar ahayd, taasi waxayna siisay sabab uu ku noolaado. Matjames Metson wuxuu jiray 16 jir markii […]

Continue Reading

Gorfeynta Buugga “Guns, Germs and Steel” – Jared Diamond – Qeybta 1-aad

Buugga “Guns, Germs, and Steel” (Qoriga, Jeermiska iyo Birta), Jared Diamond waxa uu ku qeexayaa aragtida qaddarta juqraafiyeed, oo sheegaysa in farqiga u dhexeeya horumarka bulshooyinka uu la xiriiro fursadaha juqraafi (deegaan, cimilo iyo ilo dhaqaale) ee ummaduhu ka helaan deegaannadooda. Buugga waxa uu jawaab u raadinayaa sababta ay reer Yurub u noqdeen kuwa militari […]

Continue Reading

Dadka cayilan oo la sheegay in uu u daran yahay Cudurka corona

Cayilka waxaa horay loogu yaqaannay inuu kordhiyo halista uu qofka ugu jiro inay ku dhacaan cudurrada khatarta ah, oo ay ka mid yihiin wadne-xanuunka, kansarka iyo sokorowga ama macaanka. Daraasad laga sameeyay cudurka safmarka ah ee hadda socda ayaa muujisay in dadka buuran ay suuragal tahay in ay dhibaato weyn kala kulmi karaan cudurka Covid-19, […]

Continue Reading

Haweeney u dhalatay Jaban oo 90-sano jir ah, oo ciyaarta Games-ka YouTuber-ka

Haweeney u dhalatay dalka Japan oo la timid dhaqan la yaab leh ka dib markii ay soo bandhigtay xirfadaheeda ciyaarta fiidiyowga ayaa loo aqoonsaday inay tahay qofka ugu da’da weyn adduunka ee YouTuber ah – ayadoo 90 jir ah. Hamako Mori, oo loo yaqaan “Ayeeyadii Game-ka” ayaa heysata 250,000 Subscribers ee YouTube-ka ah, ayaa bilaabday […]

Continue Reading

Shirkadda korontada BECO oo xusaysa sanad guuradii aas aaskeeda ayaa shacabka u balan qaaday qiimo dhimis horleh (Video)

Shirkadda korontada ee BECO oo markeedii hore la aas aasay sanadka markuu ahaa 2014-kii ayaa maanta xusaysa sanadguuradii 6-aad ee ka soo wareegatay marka dhidibada loo taagay. Ka hor inta aan la aas aasin shirkadda BECO, wadanka waxaa ka jiray shirkado yar yar oo si gaar ah ay u leeyihiin shaqsiyaad ama shaqsi kaliya, balse […]

Continue Reading

‘Wuxuu i dhahay tani waa fikraddii ugu xumeyd ee aan waligey maqlo’

Barnaamijka isbuuclaha ah ee ay BBC-da ku soo qaadato taariikhda ganacsatada waxaa lagula kulmaa dadka hormuudka u ah ganacsiyada hirgalay. Toddobaadkan waxaa marki ku ahayd Abigail Forsyth, oo aasaastay, agaasimena ka ah shirkad soo saarta koobabka qaxwada lagu cabo oo dib loo isticmaali karo. Shirkaddeeda ganacsi waxaa lagu magacaabaa KeepCup. Markii ugu horreysay ee ay […]

Continue Reading