Qaramada Midoobey oo war ka soo saartay xaaladda Muqdisho

War qoraal ah oo ka soo baxay Qaramada mudoobey, ayaa waxaa si kulul looga hadlay isku dhacyada hubeysan ee xalay iyo saakay ka socday Magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ilaalada mucaaradka ah. “Qaramada Midoobey waxay aad uga walaacsan tahay iska hor-imaadyada hubeysan ee xalay iyo saaka ka dhacay Muqdisho, waxay […]

Continue Reading