Ciyaaryahan sarqaawi “waligeey waxaan ahaan doonaa cayaaryahan Galmudug”

General Sports

Ciyaaryahanka kooxda Kubbadda cagta Galmudug Maxamed Maxamuud Sarqaawi ayaa sheegay in uu ku faraxsanahay horomarka uu ka sameeyay kubbadda cagta iyo heerka uu la gaaray kooxdiisa Galmudug ee kaalinta labaad ka gashay tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,wuxuuna intaa ku daray in uu waligiisa ahaan doono xidigaha ka tirsan Galmudug.

“Waligay waxaan ahaan doonaan ciyaaryahan Galmudug,waxaana hadii aanu nahay ciyaartooyda Galmudug inaga go’an in aan sanadaha soo aadan matalno Galmudug” ayuu warbaahinta ciyaaraha u sheegay ciyaaryahan Maxamed Sarqaawi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *