Gaari Laga Soo Xaday Kenya Oo Lagu Qabtay Gudaha Soomaaliya

Ciidanka dowladda Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee ku sugan degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku dhigay Gaari nooca xamuulka qaado ah oo laga xaday Magaalada Nairobi. Gaariga oo ay Nairobi kasoo xadeen burcad ayaa dib loogu wareejiyay Milkii lahaa, isla markaana waxaa dib loogu soo celiyay  Caasimadda Kenya oo […]

Continue Reading

Ururka Caafimaadka Adduunka Oo Baaq Kasoo Saaray Tallaalka COVID-19

Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Jimcihii  ku baaqay in aan lagu celin khaladaadkii hore ee  tallaalka Cudurka COVID-19 ee Caalamka qeybo ka mid ah laga isticmaalay. Tedros Adhanom ayaa yiri: “Haddii aan la wanaajin hergalinta Tallaalka, ma caawin doonto in la joojiyo aafada Coronavirus,  Annaga ayay nagu xirantahay in aan go’aan gaarno khaladaadka […]

Continue Reading

Kulan Looga Hadlaayay Amniga Gobolka Bari Oo Maanta La Qabtay

Kulan looga hadlaayay amniga Gobolka Bari ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolkaas, waxaana shir guddoomiyay kulanka Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan. Kulanka ayaa waxaa Warbixino oo la xiriira dhinaca looga dhageystay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobalka Bari, iyagoona ka hadlay xaaladdaha amni ee degmooyinkooda ka jira iyo shaqooyinka ka socda. Wasiirka amniga […]

Continue Reading

Saciid Deni Oo Hindise-Sharciyeed Cusub U Gudbiyay Baarlamaanka Puntland

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo sabti ah Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku yeeshay kulankii 24-aad kal-fadhigiisa 47-aad, kadib markii ay lasoo laabteen fasax kooban. Kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa shir guddoomiyay Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, labadiisa ku-xigeen, isla markaana waxa ka qeyb galay kulankaas inta badan Xildhibaanada Puntland. Ajendaha kulanka ayaa […]

Continue Reading

TAARIKH NOLOLEEDKA MALAAQ GEEDOW MAXAMED ISXAAQ (BALASH)

Allah uxanriistee malaaq geedow maxamed balash Wuxuu  ahaa afhayeenka guud ee Ugaasyada,malaaq yada, salaadiinta iyo waxgaradka kasoo jeeda goblka jubada dhexe wuxuu kamid ahaa malaaqyadda jubbaland magac iyo taariikh lama ilabaan ah kudhex lahaa deegaanada jubaland gaar ahaan gobolka jubada dhexe ALLAH unaxriistee malaaq geedow maxamed balash wxuu kudhashay gobolka jubada hoose   gaar ahaan […]

Continue Reading

Weerar Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Xaafad Ka Tirsan Kismaayo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaasi geystay khasaaro dhaawacyo ah. Rag hubeysan ayaa la sheegay inay Bam gacmeedka ku tuureen fariisimo Ciidanka nabadsugida Maamulka Jubbaland ay ku leeyihiin Isgoyska kuubo ee xaafadda Farjanno ee Kismaayo, waxaana halkaas isaga […]

Continue Reading

Ciidamada Puntland Oo Xalay Fuliyay Howlgal Dad Badan Lagu Soo Qabtay

Ciidanka ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ee Gobolka Bari ayaa habeenkii xalay aheyd waxaa ay howlgal saacado badan qaatay ka saameeyeen xaafaddo kala duwan oo ka tirsan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolkaas. Ciidamada Booliska ayaa howlgalka sigaar ah uga inta badan xaafadaha ku yaalla bartamaha Magaalada iyo hotelada, iyagoona kusoo qab qabtay dad u badan dhalinyaro […]

Continue Reading

Maxaa Looga Hadlay Kulan Dhexmaray Salaad Cali Jeelle Iyo Safiirka Japan?

Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Jabuuti ee Caasimadda dalkaas Salaad Cali Jeelle ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka dowladda Japan u fadhiya dalka Djibouti. Kulanka u dhexeeyay Labada safiir ayaa ka wada hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin Gobolka geeska Africa, gaar ahaan Xaaladda Soomaaliya horumarada amaanka iyo dib u-dhiska Soomaaliya. […]

Continue Reading

Faah Faahin:-Dad Lagu Afduubtay Gobolka Hiiraan Oo Saaka Lasii Daayay

Dad shacab ah oo saarnaa gaari Laan-guruusal ah ayaa waxaa maalmo kahor lagu afduubtay deegaan hoostega degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, waxaana falkaas ka dambeeyay maleeshiyaad hubeysan. Dadka la afduubtay oo gaarayay 5 ruux ayaa waxaa la sheegay in laga qabtay, xili  ay ku socdaalayeen wadada u dhexeeysa Baladweyne iyo degmada Matabaan ee Hiiraan, isla […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Dalka Jabuuti Iyo Ujeedka Safarkiisa

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jabuuti. Warar la helayo ayaa sheegaya in ujeedka Madaxweyne Farmaajo ee Jabuuti uu yahay mid mar kale Urur Goboleedka IGAD ay ku bilaabeyso dadaalo iyo tallaabada xigta ee la doonayo in dib […]

Continue Reading