Madaxwayne Trump oo dib ugu soo laabtay ololihiisa doorashada

General Somali News

Madaxwaynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa dib ugusoo laabtay olilihiisa doorashada kadib labo todobaad markii laga helay xanuunka Covid-19.

Trump ayaa kumanaan ruux kula hadlay gobolka Florida, oo kamid ah meelaha sida wayn loogu tartamayo.

Madaxwaynaha iyo ninka aya sida wayn isku hayaan ee Joe Biden ayaa sadax todobaad kadib isku wajihi doona doorashada dalkaasi ka dhaceeso 3’da bisha November.

Biden ayaa dhankiisa taageerayaal badan kula hadlay gobolka Ohio oo isagana kamid ah meelaha sida wayn loogu tartami doono.

Illaa iyo haatan qiimeenta lasameey waxa ay muujinaysaa in Mr Biden oo 10 dhibcood ku hogaaminaayo codbixinta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *