DFS oo dhagaxaanta ka qaaday qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho

General Somali News

Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay xalay magaalada Muqdisho ay ka qaatay  qaar kamid ah  dhagaaxan ay horey ay u dhigtay wadooyinka Muqdisho, kuwaasi oo shacabka ku nool gobolka banaadir ay horay u sheeegen in ay dhib badan ku qabeen

Baraha kontoroolada ee dhagaxdan laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah  Isgosyada Sanco, Siinay, Seybiyaano ,Tarbuunka , Shiikh Cali suufi iyo qeybo kale oo ka mid 17ka degmo gobolka banaadir.

Dad deegaanka oo la hadlay KNN ayaa sheegay in sheegay in ay arkayeen gaadiid waa weyn oo dhagaxda ka daabulaya gooobihiii markii hore lagu gooyey.

Ilaa iyo haatan majirto wax war ah oo ka soo baxay laamaha ammaanka ee dowladda ,kaasi oo ku aadan wadooyinka, waxaasi xusid mudan in sidoo  kale habeeno ka hor la furay wadooyin horay u xirnaa.

Mudo ku dhaw labo sano ayaa dhagaxdan waxaa ay yaaleen jidaka kiyaallo magaallada muqdisho iyodoona siticmaalka qaar ay wadooyinkaasi ay noqdeen iscticmaalkooda laga caagay waxaa ayn shacbaku wili ay dowlada ka dalbanaayn in loofuro wadooyin dhaxda wali ay baaqiga ku yihiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *