Ra’iisal wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha golaha wakiilada Koofur galbeed

General Somali News

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Fiqi oo maalmahan socdaal ku joogay magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiintan ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka, sidii Koofur Galbeed doorka kaga aadan uga qayb qaadan lahayd inay dalka ka dhacdo doorasho hufan oo si nabadgalyo ah ku qabsoonta iyo in la xoojiyo ka wada shaqaynta  hawlaha dawliga ah ee shacabka loogu adeegayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *