Emirate Airlines Oo Shuruudo Kusoo Rogtay Rakaabka Dalal Ay Ku Jirto Somalia

Wargeyska Khaliij Times ee Magaalada Dubai kasoo baxa ayaa shaaciyay in Shirkadda diyaaradaha ee Emirate Airlines  ay shuruudo hor leh ku xirtay Rakaabka dalal dhowr ah oo ay ku jirto Soomaaliya. Warbixin lagu daabacay Wargeyska ayaa lagu sheegay in dadka degan Abu Dubai ee doonaya inay raacaan diyaaradda Emirate Airlines looga baahan yahay in 96 saacadood kahor […]

Continue Reading

Dowladda Somalia Oo Shaacisay Kiisas Hor Leh Oo Cudurka COVID-19 Ah

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Dad Cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee COVID-19, kadib markii lagu sameeyay baaritaano kala duwan. Warbixin ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayay ku sheegtay in 5-tii maalin ee lasoo dhaafay Cudurka laga baaray 2,432, isla markaana 44 qof oo kamid ah dadkaas laga helay Cudurka. Dhammaan […]

Continue Reading

Golaha Muslimiinta Faransiiska Oo Ka Hadlay Hadalkii Madaxweyne Erdogan

Golaha Muslimiinta Faransiiska ayaa sheegay in dalkaas aanu dhibaato ku hayn dadka ku nool ee haysta diinta Islaamka, xilli uu meel adag gaaray khilaafka u dhexeeya xukuumadda Paris iyo qaar kamid ah dalalka Muslimiinta. Hadalka golahaas ayaa daba socda khudbad uu jeediyay Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, taasoo uu ku sheegay in Muslimiinta Yurub dhibaato […]

Continue Reading

Wafdi uu hogaaminayo Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray caasimadda Galmudug

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa manta Magaalada Sama-reeb ee Caasimada Galmudug ku soo dhaweyay wafdi u hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoowey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan oo ay qeyb ka ahaayeen Wakiilada Midawga Yurub, Midowga Africa iyo IGAD J. Wafdiga ayaa kulamo kala duwan la yeelan doona Madaxda Galmudug ayaa waxa safarkooda […]

Continue Reading

Xukun Adeg Oo Lagu Riday Rag Loo Heysto Weerarkii Ka Dhacay Xabsiga Dhexe

Weerar loo adeegsaday Bambooyin gacanta iyo Bistoolada ayaa waxa uu ka dhacay August tobankeedii sanadkan Xabsiga Dhexe ee Muqdisho. Ilaa 11-Eedeysane oo isugu jiro Ciidamada Asluubta , Xunkusanayaal iyo Garsugayaal ayaa lala xariiryay weerarkaasi, waxa ayna hey’adaha Baarista Ciidamada Amniga iyo Guddi ay u saartay baaridda dhacdadaasi Xukummadda ay ugu dambeyn ku wareejiyeen Gungaarka dhacdada […]

Continue Reading

Faransiiska oo u yeertay safiirkiisa Turkiga

Faransiiska ayaa wadatashi ugu yeeray safiirkiisa u fadhiya Turkiga, kadib markii uu Madaxweyne Rajab Tayib Erdogan hadallo xanaf leh ku weerarray dhiggiisa Emmanuel Macron. Erdogan oo la hadlayay xubno ka tirsan xisbigiisa AK party ayaa sheegay in Macron uu u baahan yahay baaritaan dhanka maskaxda ah, kadib markii uu hogaamiyaha Faransiiska sheegay inuu gacan bir […]

Continue Reading

Ku dhawaad 20-qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Afghanistan

Inta la xaqiijiyey 18-qofood ayaa ku geeriyootay halka tobonaan kalena ay ku dhaawacmeen qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay xarun waxbarasho oo ku taalla caasimada Afghanistan ee Kaabuul. Qaraxa ayaa ka dhacay xarun si gaar ah cashiro loogu siiyo ardayda uu heerkoodu sareeyo, sida ay sheegtay wasaaradda arimaha gudaha dowladda Afghanistan. Xarunta qaraxa lala beegsaday […]

Continue Reading

Olole Nadaafadeed oo lagu xaqiijinayo bilicda caasimadda oo ka socda dagmooyin ka mid ah gobolka Banaadir

Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Md. Axmed Xasan Iimaan oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenada Arrimaha Bulshada, Howlaha Guud iyo Agaasimayaasha Guud ee Nadaafada iyo Howlaha Guud ayaa kormeer ku tagay wadada  Soddonka, gaar ahaan dagmooyinka Hodan iyo Howlwadaag, oo ay ka socdaan Olole Nadaafadeed oo lagu xaqiijinayo Bilicda Caasimadda. Mas’uuliyiintaan […]

Continue Reading

Xaliimo Yarey oo eedeyn u jeedisay D/goboleedyada dalabna u dirtay RW Rooble

Guddoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka  Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) ayaa ku xad gudub heshiis horay loo gaaray ku tilmaantay guddiyada ay soo magacaabeen inta badan dowlad goboleedyada dalka. Xaliima Yarey ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda twitter-ka waxay ku sheegtay in maamul goboleedyada markii laga reebo Puntland aysan wax haween ah ku soo […]

Continue Reading

DEG DEG: Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xukuumadda Rooble

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw codkooda kalsoonida siiyey xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Rooble uu soo dhisay dhawaan. Ajendaha kulanka maanta ee xildhibaanada golaha shacabka ayaa ku koobnaa u codeynta kalsooni siinta xubnaha golaha wasiirrada xukuumadda Ra’iisul wasaare Rooble iyo barnaamijka xukuumadda. Ra’iisul wasaare Rooble ayaa golaha ka hor akhriyey barnaamijka […]

Continue Reading