Deni oo magacaabay xubno ka tirsan maxkamada sare ee Puntland

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu magacaabay xubno ka mid ah maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida iyo dembiyada culus. Halkan Hoose ka Akhriso Warbixinta. Madaxweynaha Dowlad goboleedyada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 55 August 29, 2020, ku magacaabay xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida […]

Continue Reading

Wasiir Goodax oo sheegay in dhawaan la shaacin doono natiijada imtixaanka dugsiyada sare

Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha  ee Wasiirka iyo ardyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in bilaawga todobaadka soo socdo ay shaacin doonaan natiijada rasmiga ah ee imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare ee dalka ,waxuuna uu sidoo kale sheegay inuu imtixaanka ka duwanaa kuwii hore ee u soo […]

Continue Reading

Tirada dadka Covid 19 ugu geeriyooday Brazil oo korortay

Wasaaradda Caafimaadka ee wadanka Brazil ayaa sheegtay in 24’kii saac ee ugu danbeeyay ladiiwaan galiyay 758 ruux oo u dhimatay xanuunka Covid-19. Sidoo kale kiisaska cusub ee ladiiwaan galiyay ayaa ka badan 41,000 oo ah xaaladaha cusub ee xanuunka. Haatan tirada dhimashadu waxa ay ka badan tahay 120,000 iyadoona tirada guud ee kiisasku ay ku […]

Continue Reading

Galmudug iyo AMISOM oo iska kaashanaya la dagalanka Al-Shabaab

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco Madera, labada masuul ayaa kawada hadlay Xiriirka Amisom iyo dowlad gobolleedka Galmudug  iyo waliba qodobadii kasoo baxay shirkii Dhuusamareeb 3 ee lagu jiheeyay doorashadda Soomaaliya. Madaxweyne Ciid ayaa masuuliyiinta Amisom kala hadlay sidii loo xoreyn lahaa deegaanadda […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya Oo Shaacisay Nidaam Waxbarasho Oo Dadka Waa Weyn Loogu Tala Galay

Siihayaha Wasiirka waxbarashada Xuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in dhawaan ay dowladdu shaacin doonto Natiijada Imtixaanaadkii ay qaadday wasaaraddu. Goodax Barre oo ka hadlayay kulan uu la yeeshay ardayda waxkabarata Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan ay shaacin doonaan natiijada imtixaanka oo u muuqda mid soo daahay, […]

Continue Reading

Maraykanka Oo Hakinaya Dhaqaalo Uu Siiyo Itoobiya

Maraykanka ayaa hakinaya kaalmada dhaqaale ee uu siiyo dalka Itoobiya, arintaasi oo salka ku haysa khilaafka ka taagan biyo-xireenka uu waddankaasi ka dhisayo webiga Nile. Jariirada Foreign Policy ee ka soo baxda Maraykanka ayaa sheegtay in tallaabadaasi ay saameyn karto 130 milyan oo dollar oo ay xukuumadda Washington ku kabto Ethiopia. Tallaabadan oo uu meel-mariyay […]

Continue Reading

DFS oo Qaramada Midoobay u gudbisay cabasho ka dhan ah xafiiska UNSOM ee Soomaaliya

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya  Qaramada Midoobay ayaa sheegay in la gaaray waqtigii dib u qiimeyn lagu sameyn lahaa waajibaadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, oo ay dowladdu ku eedeysay inuu yar yahay awooda uu ku bixiyo taageerada siyaasadeed iyo caawinaada farsamo ee ku saabsan ajandaha dowlad dhisida Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay danjiraha Soomaaliya u fadhiya […]

Continue Reading

Deni iyo Axmed Madoobe oo ku soo wajahan Muqdisho

Madaxweyneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam, ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan ay soo gaaraan magaalada Muqdisho. Sida uu qorshuhu yahay madaxweyneyaasha ayaa Muqdisho u imaanaya wadahadalada arrimaha doorashooyinka. Wada xaajoodkan ay beesha  caalamka garwadeenka ka yihiin ayaa waxaa yeelan doono madaxweyne  Maxamed Cabdullaaho Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha Puntland […]

Continue Reading

Midowga Yurub oo Turkiga uga digay tallaabo cunaqabteyn lagu saaro

Madaxa siyaasadda arimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa uga digay Turkiga, in uu wajihi doono cunaqabateyn hadii uu sii wado ficillada gardarada ah ee bariga badda Mediterranean-ka ay ka wadaan sida uu hadalka u dhigay. Hadalada Borrell ayaa yimid kadib kulan ay yeesheen wasiirada arimaha dibada ee dalalka midowga Yurub. Sargaalkaan reer Yurub […]

Continue Reading

Ciidanka Danab oo howlgal ka sameeyay Waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar

-Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka 4-aad guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka sameeyay waddada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar. Howlgalkaan oo ahaa mid waddada looga nadiifinayo maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab oo si dhuumaaleysi ah shacabka ugu dhibi jiray  inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Jowhar ayey Ciidanku ku dileen dhagar qabayaal rabay in […]

Continue Reading