Madaxweynaha Galmudug, Qoor-qoor oo gaaray Muqdisho

General Somali News

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi kaariye (Qoor-qoor) ayaa mardhow ka degay magaalada Muqdisho.

Waa safarkiisii ugu horreeyay ee halkaas uu ku tago tan iyo markii xilka loo doortay, bilowgii bishii February ee sannadkan 2020-ka.

Sida ay qoreen warbaahinta dowladda, Qoor-Qoor ayaa muqdisho u tagay “la tashiyo uu la yeelanayo madaxda dowladda”, balse ma cadda waxa ay wadahadalladaas noqon karaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *