Liverpool oo xalay hanatay koobka horyaalka Ingiriiska 30 sano kadib

General Sports

Kooxda Liverpool ayaa xalay mudo 30 sano kadib ah lagudoon siiyay koobkeedii ugu horeeyay ee horyaalka Ingiriiska kadib kulan ay garoonkeeda kula yeelatay kooxda Chelsea. 

Liverpool ayaa kulankii xalay 5-3 kaga badisay kooxda ay sida wayn u xifaaltamaan ee Chelsea.  Liverpool ayaa xaqiijisay in ay ku guuleesay horyaalka 25’kii bishii hore ee June iyadoona ugu danbeen xalay garoonkeeda lagu gudoon siiyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *