War Bixin: Haweenka muslimka ah oo la ogaaday inay yihiin kuwa ugu nadiifsan dunida.

Editorial General

Naagta ninkeeda ay kala tagaan waa inay sugtaa (ugu yaraan) 3 bilood, haweeneyda ninkeeda ka dhintay waa inay sugtaa
(ugu yaraan) 4 bilood iyo 10 maalmood ka hor inteysan mar kale guursan.

Haddii ay uur yeelato,sugitaankeedu wuxuu soconayaa ilaa inta ilmaha ka dhalanayaan. Tani waxay ka yaabisay sayniska casriga ah oo baaritaano sameeynaayay.

Waxaa ay sheegeen saynisyahanadu in Muuqaalka dareeraha ee ninku uu ka kooban yahay 62 borotiinno uuna kala duwan yahay ninba nin ka kale, sida faraha dadka u kala duwanyihiin ookale.

Haddii haweeney guursato nin kale isla markiiba furitaanka ka dib, ama u oggolaato codsiyo kale inay galaan, waxay la mid tahay sida fayraska gala kombiyuutarka.

Tani waxay sababi kartaa isu dheelitir la’aanta waxayna keenaysaa cudurada faafa ee halista ah.

Waxaa lagu caddeeyay si cilmiyeysan, inta lagu guda jiro xilliga ugu horreeya ee caadada furitaanka ka dib, naagtu waxay meesha ka saartaa 32% illaa 35%.
Muddada labaad 67% illaa 72% iyo xilliga saddexaad 99.9% sumadda ninku.

Ilmagaleenka waxaa laga nadiifiyaa summadii hore kadib 3 mudada caadada oo waxay diyaar u noqon doontaa in la helo astaan ​​cusub oo aan eheen astaantii hore.

la jiifsiga in kabadan hal nin waxay keentaa cuduro halis ah oo ka dhasha isku-darka dheecaanka shahwada ee kala duwan.

Wakhtiga sugitaanka naagta ninkeedu geeriyooday waxay u baahan tahay waqti dheeri ah si looga saaro koodhka ninkeedii hore.

Waana sababtaas Allah A’aza wa Jal uu u yiri {afar bilood iyo toban maalmood cudo ah u tiriyaa naagta laga dhintay}. Muddadan waxaa loo siinaayaa in sawirka biyaha ninka si buuxda uga dhammaado uurka ilmo-galeenka.

Xaqiiqadan ayaa sameeyay cilmi-baare si uu baaritaan ugu sameeyo xaafada muslimiinta Afrikaanka ah ee Mareykanka.
Wuxuu ogaaday in dumarka oo dhami ay sitaan sawirka raggooda oo keliya.

Baaritaan xaafad kale oo haweenka aan muslimka ahayn, waxay muujineysaa inay leeyihiin muuqaallo badan oo niman kala duwan ah, min labo illaa saddex.
Waxay Meeshaas ka ogaadeen in Islaamku yahay diinta keliya ee damaanad qaaday xasaanadda haweenka iyo haysashada bulsho nadiif ah.

Sidaa darteed haweenka muslimiinta ayaa ah kuwa ugu nadiifsan dunida.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *