Somaliland oo mamnuucday bandhig faneedyada la qabto maalmaha ciidda

Xukuumadda Somaliland ayaa mamnuucday in dhammaan degaannada Somaliland wax bandhig-faneed ah lagu qabto maalmaha Ciidda Carrafo. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aysan jiri doonin wax bandhig faneed ah oo maalmaha Ciidda lagu qabto degaannada Somaliland. Wasiirka ayaa sheegay in sababta loo joojiyay bandhig […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Maalmaha Ciidda

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ayaa si wada jir ah  u soosaaray war-murtiyeed ku aaddan maalmaha ciiddul Adxada oo ay ugu horreyso maanta oo Jimca ah. War murtiyeedka kasoo baxay labada Wasaaradood ayaa lagu yiri:”War-murtiyeed ku aadan kahortagga caabuqa COVID-19 inta lagu guda jiro maalmaha Ciida Udxiyadda, oo ay […]

Continue Reading

DFS oo ka hadashay waqtiga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga rasmiga ah ay dib u furayso duullimaadyada dibada. Golaha Wasiirrada ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira faafitaanka Feyruska Karoona. Golaha Wasiirada ayaa shaaciyay in duullimaadyada heerka Caalami ee dalka dib loo billaabayo Agoosto 03, […]

Continue Reading

DFS oo Muqdisho ka furtay xarun cusub oo lagu karantiilayo dadka qaba Covid 19

Ku simaha xilka R/Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed( khadar) ayaa maanta waxaa uu xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu karantiili doono dadka qaba xanuunka Covid-19 Xili la shaaciyey inuu hoos u dhacay xanuunkaasi guud ahaan dalka. Xarunta cusub ee karantiilka ayaa waxaa ay ku taala Isbitaalka banaadir ee magaalada Muqdisho. Munaasabada xariga laga […]

Continue Reading

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Soomaaliland U Hambalyeeyay

Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ugu hambalyeey shacabka  Soomaaliland maalinta Ciidul-Adxa oo barri ku beegan, waxaana madaxweynuhu uu bogaadin iyo Hambalyo u diray dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan shacbiga Soomaaliland. Waxaa uu shacabka ugu baaqay in ay yareeyaan booqashada  badan maaddaama uu jiro caabuqa Covid19, waxaana uu sheegay in qof waliba ay muhiim […]

Continue Reading

Baarlamaanka Puntland Oo Dood Kulul Ka Yeeshay Dib-u eegista Xeerka Isgaarsiinta

Xildhibaanada Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta yeeshay  Fadhiga 29-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada  Puntland, oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad  Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & ku xigeenka 2-aad  Ismaaciil Maxamed Warsame. Ajandaha ayaa maanta ah Dib-u eegista Xeerka Isgaarsiinta Puntland, oo ay soo gudbiyeen […]

Continue Reading

Wasaaradda Caafimaadka DFS ayaa Deeq caafimaad gaarsiisay degmada Ceelbard

Wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa deeq caafimaad gaarsiisay degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool. Deeqdaan oo isugu jirtay dawooyin iyo qalab caafimaad oo loogu talagay ka hor tagga Covid19 ayaa la gaarsiiyay degmada, waxaana si weyn usoo dhaweeayy deeqda dadka degaanka ee ku dhaqan halkaasi. Maamulka  iyo madaxa caafimaadka degmada ayaa ka mahad celiyay deeqdaan […]

Continue Reading

Taliye Khaliif Cabdulle Maalin oo sheegay in dhibaato amni xumi ka jirto degmada Kaaraan

Taliyaha Booliska qeybta bari, Gaashaanle Dhexe Khaliif Cabdulle Maalin oo xalay ka qeyb galay kulan looga hadlayay amniga, kaasi oo lagu qabtay degmada  Kaaraan ayaa waxaa uu sheegay in  dhibaato amni xumi ay ka jirto oo ka jira gudaha degmadaasi. Gaashaanle Khaliif ayaa tilmaamay in amniga degmada  Kaaraan uu maalmahan  faraha ka sii baxayo, islamarkaana […]

Continue Reading

Kooxda Macawiisley Oo Guulo Ka Sheegtay Dagaal Ay Alshabaab La Galeen

Wararka aan ka helayno Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Macawisley iyo Alshabaab ay ku dagaalamaneen degaanno ka tirsan Gobalkaas. Mid ka mid ah kooxda Macawisleyda oo waraysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in ay dagaal ay la galeen Alshabaab ay guulo ka gaareen, waxaa uu sheegay in guddoomiye ku xigeenkii  Xarardheere ee Al-shabaab ay […]

Continue Reading

Mareykanka oo 12 kun oo askari kala baxaya dal ka tirsan Yurub

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in 12 kun oo askari ay kala baxeyso dalka Jarmalka, taas oo xukuumadda Washington ay ku sheegtay “istaraatijiyad dib loogu habeynayo ciidamadeeda ku sugan Yurub”. Ciidamo gaaraya 6,400 askari ayaa dib loogu celin doonaa Mareykanka, halka kuwa kalena la geyn doona dallaka kamid ka ah gaashaanbuurta NATO sida Talyaaniga iyo Belgium-ka. […]

Continue Reading