Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya oo goordhaw si rasmi ah u furmi doona

General Somali News

Waxaa goordhaw si rasmi u furmi doonna xafaladda furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya

Waxaana haddeer soo gaaraay xafladda furitaanka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya madaxda ugu sareysa dalka oo uu ugu horeeyo madaxweynaha dalka mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Guddoomiyaasha labada gole iyo mas’uuliyiin kale.

Sida qorshaha yahay madaxweynaha ayaa Kalfadhiga ka jeedin doona Khudbad dastuuri ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *