Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay Xilliga uu Bilaabanayo Imtixaanka Shaadiga ee Gobolka Banaadir

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukumadda Fedeeraalka Soomaaliya ayaa lagu shiiciyay  11 bisha soo socota uu bilaaban doono Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir . Sanadkaan qaadista Imtixaanka waxaa si wadajir ah u qaadi doono wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare iyo Agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir . […]

Continue Reading

Ra’iisulwasaare ku xigeenka Dalka oo Xariga ka jaaray Dhowr Xarumo Dowladeed oo Dib udhis lagu sameeyay+Sawirro

Raisulwasaare ku-xigeenka Dalka ahna kusimaha Ra’iisulwasaaraha Mudamne Mahdi Maxamed Guled qadar ayaa Maanta Xariga ka Jaray dhowr Mashaariic uu Maamulka Gobolka ka hirgaliyay Magaalada Muqdisho. Xarumaha Xariga laga jaray waxaa ka mid ah Wasaaraddaha Ganacsiga iyo Boostada iyo isgaarssinta ,Degmooyinka Xamar Jajab iyo Yaaqshiid ,iyo wadooyin ay dowladuu dib udhis ku sameysay kuwaasi oo ay […]

Continue Reading

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah Xarigga uga jaray Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo dib u dhis lagu sameeyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xariga ka jaray garoonka ciyaaraha ee Muqdisho, Studium,kadib markii la soo geba beeyey dib u dhis ballaaran oo lagu sameeyey garoonkaasi oo uu saameeyey burburkii dalka muddo ku dhow 3o sano. Munaasabadda furitaanka garoonak waxaa ku wehliyay madaxweynaha mas’uuliyiin isugu jira raiisul wasaare kuxigeenka dalka,wasiiro xildhibanno […]

Continue Reading

Guddiga isku dhafka ah ee BF oo war kasoo saaray kuraasta laga wareejinayo deegaan doorashadooda

Guddoomiyaha guddiga wadajirka ah ee dhameystirka xeerarka sharciga doorashooyinka Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cabasho ka soo yeertay beelaha qaar, taas oo ah in kuraastoodii goalaha shacabka deegaan doorashadooda loo wareejiyey gobol ama degmo aysan degin. Xildhibaan Ibraahim Isaaq ayaa sheegay in arrintaas aysan ku dhicin ku talagal, balse ay […]

Continue Reading

Guddoomiyaha G/Shacabka oo ka digay in kuraasta xildhibaanada loo wareejiyo Gobol aysan degin beeshii laheyd

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo  ka hadlay doodii xeerka astaynta kuraasta,ayaa ka digay in kuraasta loo wareejinayo gobollada aysan deganeyn beeshii laheyd ay keeni karto in ay  lumaan kuraastaasi. “Kuraasta waxaa loogu tala galay in dhamaan shacabka Soomaaliyeed ay u tartamaan, adiga waxaa laga yaabaa in kursiga […]

Continue Reading

Dagaal ku Dhexmaray Ciidanka Dowladda Iyo Al-shabaab Gobolka Hiiraan

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas qeyb kamid ah uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab. Dagaalkaas ayaa waxaa uu yimid, kadib markii Al-shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen fariisimo Ciidanka dowladda ay ku leeyihiin halka loo […]

Continue Reading

DFS Oo Codsi Muhiim Ah U Gudbisay Golaha Ammaanka Ee QM

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codsatay ka mid noqoshada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, iyada oo doonaysa in ay u tartanto sannadka 2023-da. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya oo dhambaal hambalyo loogu dirayay Danjiraha Soomaaliya ee QM oo loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in Codsiga ka mid noqoshada […]

Continue Reading

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Yeeshay Kulan Albaabada U Xiran Yihiin

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay kulan gaar ah oo Albaabada ay u xirnaayeen ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu ahaa mid go’aan looga gaarayay murano ka taagnaa Asteynta kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka, iyadoona xeerka asteynta kuraasta uu horyaallo Baarlamaanka. Warar la helayo ayaa […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo Oo War Kasoo Saaray Xilka Somalia Loogu Doortay QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna loo doortay Guddoominta Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.Madaxweynaha oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Mareegaha Internetka kula xiriiray Madaxa Ergeda Soomaaliyeed ee Qaramada […]

Continue Reading

Manchester City oo kooxda Liverpool salaan sharafeed ku siin doonta Etihad Stadium

Tabobaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa sheegay in ciyaartoyga kooxdiisu salaan sharafeed ku siin doonaan garoonka Etihad Stadium maalinta Khamiista ah naadiga Liverpool ee ku guulaystay horyaalka Ingiriiska. Waxay noqon doontaa ciyaartii ugu horraysay ee Liverpool lagu siiyo salaan sharafeedkaa muddo 30 sano ah oo ay sugaysay koobka horyaalka Ingiriiska oo ay ku hanatay natiijada […]

Continue Reading