Guddiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka oo soo Gaba-Gabeeyay Shaqadooda

Guddiga wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulankaas oo ahaa midkii ugu dambeeyay ayaa waxaa shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Guddi-wadajirka ah Xil. Ibraahim Isaaq Yarow, isla markaana waxaa kasoo qeyb galay dhamaanka xubnaha Guddigaas. Sidoo kale Guddiga ayaa warbixintooda ku […]

Continue Reading

Sacuudiga oo dib loo furay Masaajida iyo Nolosha oo caadi ku soo laabatay

Kadib, markii uu Boqorka dalkaasi, Salmaan Bin C/Casiis qafiifiyey Bandowgii saarnaa dalkaasi waxaa saakayto dib loo furay in ka badan 90,000 oo Masjid oo ku yaalla dalkaasi. Waxaa dadka loo oggolaaday in ay geli karaan Masaajidda, marka laga reebo Masaajida ku yaalla magaalladda Barakaysan ee Maka Al-mukarama. Masaajida ku yaalla dalkaasi laguma tukanin muddo 74 […]

Continue Reading

Gobolka Banaadir oo matalaad ku yeelan doona Aqalka Sare

Guddiga Wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta soo gabayabeeyay howshooda,iyadoo warbixinta ku saabsan Afarta Xeer ee loo xilsaaray u gudbin doonnaan Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka. Xeerarka ay ka soo shaqeeyeen ayaa waxaa ka mid ah kuraasta Aqalka sare ee la dhigay Gobolka Banaadir, taasoo noqon doonta markii u horeysay oo […]

Continue Reading

Rabshadaha Mareykanka saameeyay oo sababay 20 doolar kaliya

Dadkii goob joogga u ahaa dhacdadaas iyo muuqaalladi laga duubay waxaa la ogaaday arrimahan hoos ku xusan. George Floyd dukaan lagu magaacbo Cap Foods ayuu ka iibsaday sigaar. Shaqaalihi dukaanka ka shaqeynayey ayaa booliska wacay una sheegay inuu Floyd uu siiyey 20 doolar oo bug ah. George Floyd oo ku dhashay Texas ayaa sanada badan […]

Continue Reading

Guddoomiye Najax oo si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay deegaanka Lafoole

Guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa waxa uu si kulul uga hadlay qaraxii ay dadka shacabka ahi ku dhinteen ee ka dhacay deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeellada Hoose. Guddoomiyaha ayaa ugu horeyn waxa uu shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay ehelada, asxaabta iyo qoysaskii ay dadka ka dhinteen, qaraxii maanta dhacay, isaga oo kuwa […]

Continue Reading

Prof. Dufle oo sheegay Sigaarka & Shiishadu waxay fududeeyaan qaadidda iyo faafidda cudurka COVID-19

31-ka May maalinta Caalamiga ah ee joojinta tubaakada &Sigaarka (world no Tobacco day), Iyadoo sanad walba maanta oo kale 31-ka May ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee loo asteeyey joojinta cabista sigaarka ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed waxay mar kale bulshada kaga digayaan qatarta uu leeyahay iyo cudurada halista ah ee ka dhasha. Dr. Cismaan […]

Continue Reading

Barasaabka Minneapolis: “waxa ka socdaa waxay i xusuusisay Muqdisho iyo Baqdaad’’

Duufaanno dibadbaxayaala ayaa wali ka socda magaalooyin iyo gobollo kala duwan oo Maraykanka ku yaal , waxayna galeen maalintii Shanaad banaanbaxyadani ka dhashay dilkii Goerge Floyd, oo ahaa nin madaw oo askari caddaan ah si ulakaca u dilay. Waxaa dhacay khasaare iyo bililiqo aad u farabadan, duqa Minayaabalis ayaa dalbaday xiidammada millateriga ee dalkaas, maadaama […]

Continue Reading

Dowladda oo Gargaar Caafimaad oo dheeri ah gaarsiineysa Gobollada Dalka

Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee xakameynta safmarka Covid-19 oo xalay uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyay in gargaar caafimaad oo dheeraad ah la gaarsiiyo gobollada dalka. Shirka oo ay ka qeyb galeen xubnaha guddiga ayaa leysla qiray muhiimada ay u leedahay shacabka ku nool gobollada dalka in la gaarsiiyo […]

Continue Reading

Dowladda Sudan oo u yeeratay safiirkeedii Dalka Itoobiya

Xukuumadda Suudaan ayaa u yeeratay wakiilkeedii Itoobiya, iyada oo ka biya diidsan waxa ay ku sheegtay faragelinta soohdimaha ay leeyihiin oo ay soo galeen maleeshiyaad Itoobiyaan ah. Waxaana labada dal u socday wadahadallo ku saabsan xiisadda ka dhex taagan dhanka kale ee biyo xireenka webiga Niilka, kaas oo Itoobiya sheegtay inay dhameystirkiisii ku dhawdahay. Wasaaradda […]

Continue Reading

Khasaare culus oo ka dhashay qarax haleelay gaari ay la socdeen dad shacab ah Deegaanka Xaawa Cabdi

Warar aan ka heleyno duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhow deegaanka Xawa-Cabdi qarax lagula eegtay gaari BL ah oo ay saarnaayeen dad shacab. Weli lama oga inta uu dhanyahay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaas, balse waxaa la sheegay in gaariga ay la socdeen ku dhawaad 20 qofood oo shacab ah, kuwaas oo […]

Continue Reading