Lafta-Gareen Oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Maamulka KGS

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddigaan ayaa waxaa ku lagu biirin doonaa Seddex xubnood oo ka imaanaya dhanka dowladda Federaalka. Hoos ka aqriso warqadda

Continue Reading

Masar oo Macallin lagu eedeeyay in uu aflagaadeeyay Nebiga tallaabo ka qaaday

Barafasoor maaddada cilmiga bulshada ka dhiga jaamacad ku taalla magaalada Alexandria ee dalka Masar ayaa shaqada laga joojiyay ka dib markii la sheegay in uu aflaagaadeeyay Nebi Maxamed (NNKH). Xilli uu fikirkiisa ka dhiibanayay Kaartoonkii muranka dhaliyay ee uu daabacay wargeyska Charlie Hebdo ayaa macalinkan la sheegay in uu u gefay Nebiga (NNKH). Ardeydii uu […]

Continue Reading

Muxuu Xisbiga Jmahuurigu ka yiri khudbadii Trump?

Donald Trump ayaa sheegtay guul aan lagu raacsaneyn, kaadib khudbad uu goor dhow ka jeediyay Aqalka Cad – iyadoo weli ay harsan yihiin malaayiin codad ah oo aan la tirin. Xubno sare oo Xisbiga Jamhuuriga ka tirsan iyo dadka wax falanqeeya ayaa walaac ka muujiyay hadallada aan la xaqiijin ee Trump. Barasaabkii hore ee gobolka […]

Continue Reading

Dibadbaxyo looga cabanayo Trump oo ka socda Washington

Iyadoo ay xilligan habeen u tahay Mareykanka, goobaha codbixintuna ay soo xirmayaan, codadkana la tirinayo, dibadbaxyo ka dhan ah Madaxweyne Trump ayaa ka socda waddooyinka maagalada Washington DC. Boqolaal qof oo waddooyinka isugu soo baxay, ayaa qaarkood xiraya waddooyinka ay gawaaridu maraan isla markaana taayarro gubaya. Waxay qaarkood ku dhawaaqayeen: “Haddii aynaan helin caddaalad, nabad […]

Continue Reading

Trump: Waxaa la doonayaa in doorashada lagu shubto

Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray qoraal uu ku sheegayo in dadku ay isku dayayaan “inay XADAAN doorashada”. Ma uusan bixin caddeyn, balse wuxuu yiri “codadka lama tirin karo kaddib marka ay codbixintu dhammaato”. Balse sanadkan waxaa jira shuruuc cusub oo la dejiyay sababo la xiriira xanuunka safmarka ah – tirintuna, guud ahaa, […]

Continue Reading

Ilhaan Cumar Oo Mar Kale Ku Guuleysatay Doorashada Kursiga Congress-Ka

Ilhaan Cumar oo ah Haweeney Soomaali ah ayaa ku guuleysatay Doorasho ka dhacday Mareykanka gaar ahaan Gobolka Minnesota, waxaana Illhaan Doorashada kula tartamay Musharax kale. Illaahan ayaa mar kale ku guuleysatay kursiga koongareeska Mareykanka ee laga soo doorto Minnesota, isla markaana waxaa Xildhibaanad Illhaan ka guuleysatay Musharax ka socday Xisbiga Jamhuuriga ee Lacy Johnson. Doorashada […]

Continue Reading

Emirate Airlines Oo Shuruudo Kusoo Rogtay Rakaabka Dalal Ay Ku Jirto Somalia

Wargeyska Khaliij Times ee Magaalada Dubai kasoo baxa ayaa shaaciyay in Shirkadda diyaaradaha ee Emirate Airlines  ay shuruudo hor leh ku xirtay Rakaabka dalal dhowr ah oo ay ku jirto Soomaaliya. Warbixin lagu daabacay Wargeyska ayaa lagu sheegay in dadka degan Abu Dubai ee doonaya inay raacaan diyaaradda Emirate Airlines looga baahan yahay in 96 saacadood kahor […]

Continue Reading

Dowladda Somalia Oo Shaacisay Kiisas Hor Leh Oo Cudurka COVID-19 Ah

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Dad Cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee COVID-19, kadib markii lagu sameeyay baaritaano kala duwan. Warbixin ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ayay ku sheegtay in 5-tii maalin ee lasoo dhaafay Cudurka laga baaray 2,432, isla markaana 44 qof oo kamid ah dadkaas laga helay Cudurka. Dhammaan […]

Continue Reading

Golaha Muslimiinta Faransiiska Oo Ka Hadlay Hadalkii Madaxweyne Erdogan

Golaha Muslimiinta Faransiiska ayaa sheegay in dalkaas aanu dhibaato ku hayn dadka ku nool ee haysta diinta Islaamka, xilli uu meel adag gaaray khilaafka u dhexeeya xukuumadda Paris iyo qaar kamid ah dalalka Muslimiinta. Hadalka golahaas ayaa daba socda khudbad uu jeediyay Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan, taasoo uu ku sheegay in Muslimiinta Yurub dhibaato […]

Continue Reading

Wafdi uu hogaaminayo Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray caasimadda Galmudug

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa manta Magaalada Sama-reeb ee Caasimada Galmudug ku soo dhaweyay wafdi u hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoowey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan oo ay qeyb ka ahaayeen Wakiilada Midawga Yurub, Midowga Africa iyo IGAD J. Wafdiga ayaa kulamo kala duwan la yeelan doona Madaxda Galmudug ayaa waxa safarkooda […]

Continue Reading